Monday, September 24, 2007

sawiro cayaartii dhaxmartay Arsenal & Derby......




Cayaartii shalay dhex martay , labada kooxood oo kala ah Arsenal & Derbyoo wada ciyaarayey premiership ee Ingiriis .Ciyaartaas oo ka dhacaysay garoonka ama lagu ciyaarayey Arsenal GurigeedaCayaartaas oo ahayd caiyaar aad ukulul oo ay koox waliba isku dayaysay inay koo xda kale ka gahorayso ,.Nasiib wanaag markii ay ahyd daqiiqadi 10aad ayaa cayaar yahanka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Arsena Abou Diaby ayaa waxa usuurto gashay inuu kubada uu usoo taraarixiyay febregas , oo uu goolyahaa daba mariyayciyaarta haafka hore waxay ku soo gaba gabawday 2-0 oo ay ku hogaaminayeen Arsenal .Markii laysku soolabtay qaybtii dambe oo ay koox waliba latimi weerar adg oo kii hore ka duwan aya markii ay ciyaartu socotay shan daqiiqo ayaa waxaa usuurto gashay kooxda Arsenal inay hesho penalty (rigoore), waxaana udhaliyey ciyaar yahanka Adebayor.shagaashankii daqiiqadood ee ciyaarta waxay kusoo gaba gabawday (5-0) oo ay guushu ku raacday kooxda Arsenal .
Q:Ibraahim Cabdi

No comments: