Sunday, September 23, 2007

Maxaad kataqaan cayaartoyga weyn ee Ibraahim cabdi...



Ibraahim Cabdi Warsame , waa ciyaartoy ka dhex muuqda xidigaha reer Laas-caanood . waxuu u ciyaaraa Kooxda Manhal ee G/sool , intii uu socday koobkii dhexyaalay kooxaha G/sool , waxa uu noqday ciyaar yahan wanaagsan sidoo kale waxa uu noqday ciyaar yahankii ugu goolasha badnaa inta ay socdeen tartamadii loogu tartamayey Koobka looga magacdaray Darwiish, sidoo kale kooxda uu kabtanka uyahay waxay nasiib wanaag ku guulaysteen koobka Darwiish markii sadexaad , oo ay ku suldaareen ama ay kaga itaal roonaadeen kooxdii Onkod sadex iy eber (3-0) waxaana la gudoonsiiyey koobkii .wixii faah faahin waxaad kala xiriiri kartaa cinwaankan:E-mail:ibraahim_love@hotmail.comE-mail:shuraym35@hotmail.com

No comments: